Heshiis taariikhi oo maanta lagu kala saxiixanayo Magaalada Muqdisho

Heshiis ku kacaya aduun lacageed oo gaaraya Boqol Milyan oo dollar ayaa   waxaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixanaya dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka. Safiirka Jarmalka uu u soo magacaabay Soomaaliya ms Annette Gunther oo shalay Madaxweyne Farmaajo uu ka gudoomay warqadaheeda aqoonsiga ayaa maanta lagu wadaa iney heshiiskaas la saxiixato dowlada federaalka. Lacagtan ay maanta … Continue reading Heshiis taariikhi oo maanta lagu kala saxiixanayo Magaalada Muqdisho